Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu Hassan, ayaa qaadday xayiraad lix sano ah oo saarneyd isu soo baxyada siyaasadeed.
Madaxweynihii ka horeeyay ee John Magufuli, ayaa sanadkii 2016 mamnuucay isu soo baxyada dadweynaha, hal sano kadib markii uu xukunka qabtay, isagoo sheegay inay isu bedeli karaan rabshado.
Charles Kombe ayaa warbixintan ka soo direy Dar es Salaam, Tanzania, waxaana soo jeedineysa Falastiin Axmed Iman.
Facebook Forum