Jigjiga —
Waaxda xannaanada xoolaha ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa qaar ka mid ah degmooyinka mandiqadda ka bilaabay tallaalka ka hortagga cudurrada ku dhaca xoolaha la dhaqdo.
Faah-faahinta warkaan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.