Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taleefishin u gaar ah gabdhaha Soomaaliyeed oo la daah-furay


Somali Women TV
Somali Women TV

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu daah furay Telefishin cusub oo lagu magacaabo Telefishinka Dumarka Soomalaiyeed kaasoo ka hadli doona arrimaha iyo barnaamijyada lagu dhiirigelinayo haweenka Soomaaliyeed.

Xaruntaan ayaa waxaa hirgalisay Nasra Xassan Cali oo ah gabar dhalllinyaro ah oo kasoo laabatay Qurbaha, gaar ahaana dalka Maraykanka.

Nasra Xassan, ayaa ujeedada laga leeyahay iyo waxyaabaha ku dhaliyay inay fikradaan hindisto, waxaa ay uga warrantay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Taleefishin u gaar ah gabdhaha Soomaaliyeed oo la daah-furay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG