Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibeyaal ku dhintay doon ku degtay xeebaha Morocco


Ugu yaraan lix qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay kadib markii doonidii ay la socdeen ay kula degtay xeebaha dalka Marooko, sida ay qortay wakaaladda wararka ee MAP.

Waxa ay intaas ku dartay in doonidan ay ku dhacday jamal, lix qofna ay ku qaraqmeen. 48 kale ayaa ka badbaaday shilka doontan.

Dowladda Morocco ayaa bilaabay howlgallo baaritaanno ah oo la xiriira dhacdada doontaan.

Reuters.

Madal

XS
SM
MD
LG