Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taalibaan oo ka ganacsaneysa hubkii Mareykanka


Hubkii Mareykanka ee ay qabsadeen Taalibaan kadib ka bixitaankii ciidamada Mareykanka ee Afghanistan bishii Agoosto 2021 ayaa weli ka soo muuqanaya meel ka baxsan dalka.

Bishii la soo dhaafay, taliye Israel oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa u sheegay wargeyska Newsweek in hubka fudud ee Mareykanka ee lagu qaatey Afghanistan uu soo gaarey gacanta Falastiiniyiinta ee ku sugan Marinka Gaza.

Warbixin ay VOAdu qortay waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Taalibaan oo ka ganacsaneysa hubkii Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG