Stockholm —
Dowladda Sweden ayaa oggolaatay inay Turkiga u gacan geliso nin lagu helay inuu ka ganacsado daroogada, kaasi oo sidoo kale taageeray kooxda Kurdiyiinta ee PKK.
Waa markii ugu horeysay ee Sweden ay qaado tallaabo ay ku qancineyso tan iyo markii ay Ankara joojisay dalabka Stockholm ee ku biirista NATO.
Faahfaahinta warkan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal