London —
Sweden ayaa qarka u saaran inay noqoto dalkii ugu horreeyey ee Yurub ku yaalla ee aan laga cabin sigaarka, iyada oo ay sii yaraanayso dadka caba sigaarka ee dalkaas u dhashay.
Tallaabadan ayaa timi, ka dib markii dalkaasi uu soo saaray shuruuc ad-adag oo lagu mamnuucayo in lagu cabi karo sigaarka goobaha la isugu yimaaddo, sida barxadaha, goobaha gaadiidka laga raaco, agagaarka cusbitaalada, goobaha shaqada, iwm.
Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal