London —
John Pilger, oo ahaa saxafi u dhashay Australia iyo filim sameeye caan ku ahaa tebinta Dagaaladii Jabhaddii (KHAMIIR RUUJ) ee Cambodia ayaa dhintay isaga oo 84 jir ah.
War qoraal ah oo ka soo baxay qoyskiisa, oo lagu daabacay barta X, oo hore u ahaan jirtay Twitter, ayaa lagu sheegay in Pilger uu Sabtidii ku dhintay London.
Faahfaahinta warbixin ay qortay Associated Press waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.
Madal