Boosaaso —
Suuqyada Maamulka Puntland waxaa ka jira sicir-barar xooggan oo si gaar ah u saameeyey noocyada cuntada, iyo shidaalka, sidoo kale waxaa hoos u dhac uu ku yimid wax soo saarka beeraha, sababo la xiriira abaarta ka jirtaa miyiga iyo magaalooyinka Puntland.
Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan inooaga soo dirtay magaalada Boosaso.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available