New York —
Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii ka codsatay kooxaha ku dagaalamaya Suudaan inay oggolaadaan gaarsiinta gargaarka bini'aadantinimo si ay uga hortagaan gaajada masiibada ah ee soo food saartay.
Qiyaastii 5 milyan oo reer Suudaan ah ayaa laga yaabaa inay wajahdo cunto yari bilaha soo socda iyadoo dagaal sannad ku dhow oo u dhexeeya jeneraallada iska soo horjeeda uu weli sii kala goynayo waddanka, sida lagu sheegay dukumeenti ka soo baxay Qaramada Midoobay oo Jimcihii.
Warxbixin ay arrintani ka qortay ee AFP waxaa inoo soo jeedinaysa Caasha Ibrahim Aden.
Madal