Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomalida Kenya oo ka qeyb galeysa gurmadka suuqa Waaheen


Gurmadka Waaheen

Magaalada Nairobi ee dalka waxaa ka bilowday dadaallo ay wadaan culumada, ganacsatada, siyaasiinta iyo bulshada Soomaaliyeed kaasoo ay ugu gurmanayaan dadkii ay dhibaatada hantiyadeed ay ka soo gaartay dabkii baabi’iyay Suuqa Weehaan ee magaalada Hargeisa.

Arrintan ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ah Mayor-ka magaaalda Hargeisa Cabdikariim Axmed Mooge. Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed oo ka qaybgalay kulamadii yabooha gurmadka Hargeysa, ayaa waxaa uu arrimahaasi uu ka waraystay, Sheeikh Maxamed Cabdi Umal, iyo Mayor-ka Hargeisa Cabdikariim Axmed Mooge iyo culumadii hawshaan soo qaban qaabisay.

Soomalida Kenya oo ka qeyb qaadaneysa gurmadka suuqa Waaheen
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG