Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Toronto oo soo dhoweeyay dadaallo ay wadaan booliska


Toronto
Toronto

Soomaalida deggen magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa soo dhaweeyay dadaallada dowladda Canada ay ugu jirto xakameynta hubka.

Booliska Toronto ayaa sheegay inay soo qabteen hub si sharci darro ah lagu soo gelinayay Canada, islamarkaana ay xireen in ka badan 40 qof.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo Soomaalida Canada ay dhallinyaro badan ku waayey rabshadaha hubka, oo sanadihii dambe lagu dilay tobanaan dhallinyaro Soomaaliyeed ah.

Warbixintan waxaa Toronto kasoo direy wariyaheena Xuseen Nuur Xaaji.

Soomaalida Toronto oo soo dhaweeyay dadaallo ay wadaan booliska
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

XS
SM
MD
LG