Toronto —
Magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaa Jimcaha soo socota ka billaaban doonta doorashada duqa magaalada, golaha deegaanka iyo guddiga maamulaya iskuullada.
Toronto, waxey hooy u tahay Soomaalida ugu badan ee magaalooyinka Canada, waxeyna kamid yihiin bulshooyinka codkooda dhiibanaya.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Toronto ka soo diray wariyaha VOAda, Xuseen Nuur Xaaji.
Facebook Forum