Nairobi —
Soomaalida ayaa sii kordhinaya maal-gashiga ay ku sameynayaan dalka Kenya, ayaga oo markan xoogga saaraya dhanka waxbarshada.
Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ka tagay qurbaha gaar ahaana Maraykanka iyo Canada ayaa hadda dalka Kenya ka billaabay inay ka hirgaliyaan iskuullo heer calami ah kuwaasoo ardeyda lagu barayo maadooyinka diiniga yo maadiga iyagoo adeegsanaya hannaanka waxbarashada caamiga ah.
Warbixintan waxaa soo diray Khadar Maxamuud Xareed.