Columbus —
Soomaalida magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalkan Mareykanka ayaa daah-furay haya’d cilmi baaris ah oo ka shaqeyn doonto arrimaha Siyaasadda, waxbarashada iyo amniga.
Xafladda daahfurkaasi waxa kasoo qeybgalay siyaasin, wasiiro hore, safiiro iyo qeybaha kala duwan ee bulshadaba.
Wariyaha Idaacadda VOA Kaafi Yusuf Aadan, oo ka qeybgalay ayaa warbixintan nooga soo direy.