Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida London Ontario oo ka dhex muuqda bulshooyinka kale


Inkasta oo ay aad u kooban yihiin Soomaalida ku nool magaalada London Ontario ee dalka Canada, haddana Soomaalida yar ee deggen waxey ka dhex muuqdaan bulshooyinka kale ee ay la nool yihiin.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji oo booqday magaaladaasi ayaa wareystay Cumar Cabdillaahi Farxaan oo ah milkiilaha Ruun Queen Services oo bixiya adeegyo kala duwan. Ugu horreyna waxa uu waydiiyay adeegyada ay qabtaan.

Soomaalida London Ontario oo ka dhex muuqda bulshooyinka kale
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00

XS
SM
MD
LG