War Deg-Deg ah

Soomaalida Kenya oo soo dhoweeyey go'aanka mucaaradka

Mucaaradka Kenya ayaa mar kale todobaadkaan joojiyay dibadbaxyadii ay uga soo horjeedeen Dowladda Madaxweyne Ruto kadib markii Dowladdu ay isbeddal ku samaysay qaar ka mid ah tabashooyinkii ay qabeen mucaaradka.

Tallaabada ay mucaaradku mar kale ku hakiyeen dibadbaxyada mudada ay wadahadaladu socdaan ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee Kenya oo ay Soomaaliduna ay ka mid tahay.

Warbixin arrintanku saabsan waxaa Nairobi kasoo diray weriyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed.

Soomaalida Kenya oo soo dhoweeyey go'aanka mucaaradka

No media source currently available

XS
SM
MD
LG