Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Kenya oo ka walaacsan rabshado ka dhasha doorashada madaxweynaha Kenya


Rabshado ka socda Islii
Rabshado ka socda Islii

Kenya waxaa ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay ee ololaha doorashada madaxtanimada dalkaasi, kaas oo ay ku tartmayaan labada Xisbi ee ay kala hoggaaminyaan Madaxweyne ku xigeynka dowladda iyo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Kenya.

Durbaba waxaa magaalooyinka qaar ka bilowday walaac ay dadku ka qabaan inay rabshado ka dhacaan xilliga doorashada, iyadoo guddiga amniga Xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi ay bilaabay inay dadku ka wacyigeliyaan inay feejignaan dheeraad ah ay muujiyaan maalmaha doorashada.

Walaaca Soomaalida Kenya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:51 0:00

XS
SM
MD
LG