Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Islii oo dareemaya walaac amni oo cusub


Islii
Islii

Ammaanka xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee Somaalida badan deggan yihiin, oo aad usoo hagagayey sanadihii dhowaa, ayaa hadda Soomaalida ku nool dareemayaan baqdin la xiriirta in dhallinyartii dhaca ka geysan jirtay kusoo laabteen.

Dhallinyaradan ayey in dhawaalaba xaafaddu ka nasatay kadib markii dowladdu si xoggan ula dagaalantay.

Maryan Maxamuud Barre ayaa warbixintan soo dirtay.

Soomaalida Islii oo dareemaya walaac amni oo cusub
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:32 0:00

XS
SM
MD
LG