Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Canada oo isha ku haya isbedelka la filayo ee Golaha Wasiirada


Ra'iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa lagu wadaa inuu maanta isku shaandhayn ku sameeyo golihiisa wasiirada, iyada oo Soomaalida dalkaasi ku nool ay si dhaw isha ugu hayaan xubnaha ku sii nagaan doona golahaasi iyo waliba kuwa cusub ee ka mid noqon doona, maadaama wasiir Soomaali-Canadian ah uu in muddo ah ka mid ahaa golaha wasiirada dalkaasi.

Warbixin arrintan ku saabsan waxa inoo haya wariyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji.

Golaha Wasiirada Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG