Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Australia oo isku diyaarinaya ka qeyb galka doorashada


AUSTRALIA-POLITICS-VOTE
AUSTRALIA-POLITICS-VOTE

Soomaalida ku nool dalka Australia ayaa diyaar garow ugu jira ka qeyb galka doorashada dalkaas oo dhawaan bilaabaynaysa, iyada oo doorashada sanadkan ayaa kuwii uga duwan, waxaana Soomaalidu ay xisbiyo kala duwan u kala codeynayaan.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa magaalada Melbourne ka soo diray wariyaha VOAda ee dalka Australia, Ibraahim Cumar Baafo.

Soomaalida Australia oo isku diyaarinaya ka qeyb galka doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

XS
SM
MD
LG