Kampala —
Kooxo hubaysan ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Liibaan Maxamed oo kamid ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee halkaas ku nool.
Kooxahaasi ayaa sidoo kale dhaawac u gaystay muwaadin Soomaaliyeed oo kale kaasoo dhaawiciisa lagula tacaalayo Isbitalka magaalada Kampala.
Haddaba Bakar Cali Nuur oo kamid ah Soomaalida ku nool magaalada Kampla ee dalka Uganda ayaa Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed uga warramay xogta ay ka hayaan sida uu falka u dhacay.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal