Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ku dhimatay dab ka kacay dhisme ku yaalla Faransiiska


Dabkii ka kacay dhisme ku yaalla degmada Vaulx-en-Velin ee u dhow magaalada Lyon ee dalka Faransiiska, ee ay ku dhinteen 10-ka qof, ayaa haatan waxaa ka soo baxaya warar dheeraad ah oo sheegaya in qoys Soomaali ah ay dad kaga dhinteen.

Xeer ilaalinta ayaa baaris ku haysa kiiskan, hase ahaatee waxaa soo baxaya warar sheegaya in dabkani aanu u billaabmin si kama' ah.

Haddaba weriyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa wararka ugu dambeeyey ee khasaaraha dabkaas ka waraystay Maxamed Axmed Muuse oo degan magaalada Lyon.

Soomaali ku dhimatay dab ka kacay dhisme ku yaalla Faransiiska
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00

XS
SM
MD
LG