Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali guulo ka gaaray doorashooyinkii Minnesota


Zaynab
Zaynab

Doorashooyinkii muddada dhexe ee shalay ka dhacday dalka Maraykanka waxaa illaa kusoo baxay oo helay kuraastii ay u tartamayeen ugu yaraan 11 ka mid ah 17-kii musharrax ee tartamaysay ee asalkoodu Soomaalida yahay.

Gobolka ay musharrixiinta ugu badan ka sharraxnaayeen waa gobolka Minnesota, oo ah gobolka ay degan yihiin Soomaalida ugu badan ee dalka Mareykanka.

Warbixintan waxaa diray Maxamuud Mascadde.

Musharaxiin Soomaali ah oo guulo ka gaaray doorashadii Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00

XS
SM
MD
LG