Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali abaal-marino lagu guddoonsiiyey gobolka Queensland ee Australia


Soomaali Australia
Soomaali Australia

Ilaa 10 qof oo dhallinyaro Soomaali ah ayaa la guddoonsiiyey abaal-marin lagu aqoonsado dadka waxtarka u leh bulshooyinka kala duwan ee ku nool gobolka Queensland ee dalka Australia.

Soomaalida ayaa sanadkan ugu tiro badneyd dadka helay abaalmarinta la bixiyey iyadoo ay goobjoog ahaayeen mas’uuliyiin ka socotay dowladda Australia.

Ibraahim Cumar Baaafo ayaa qadka telefoonka magaalada Brisbane kula xiriiray gudoomiyaha jaaliyadda gobolkakaasi Faysal Axmed wuxuuna ugu horeyn weydiiyey waxa ay tahay abaal-marinta.

Soomaali abaalmarino lagu guddoonsiiyey gobolka Queensland ee Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

XS
SM
MD
LG