Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo taageero u fidineysa Gaza


Somaliland ayaa bilawday olole ay dhaqaale ugu ururinayso dadka tabaalaysan ee ku nool marinka Qaza, waxaana magaalada Boorama ku sugan wefti uu hoggaaminayo Wasiirka diinta iyo Awqaafta ee Somaliland.

Wasiirka iyo weftiga la socday ayaa magaalada Borama ku qabtay, kulan arrintaas la xiriira.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA Haashim Sh. Cumar Good.

Taageerada Somaliland ee Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG