Soomaalida ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa u muuqda kuwa ku guuleysanaya wax ka qabashada dhibaatooyinka heysta dhallinyarada gaar ahaan dilalka.
Tirada Soomaalida lagu dilay Toronto tan iyo billowgii sanadkan ayaa aad u hooseeyo marka loo eego sanadihii tagay, walow marka laga hadlayo guud ahaan Toronto tirada ay korortay sanadkan.
Wariyaha VAO Hussein Nur Haji ayaa soo direy warbixinta.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal