Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee u shaqeynayaa barnaamijka Welcome Corps ee ay billowday dowladda Mareykanka?


Dowladda Maraykanka ayaa khamiistii soo bandhigtay barnaamij ay ugu magac dartay Welcome Corps kaasoo ay ujeedadiisu tahay in muwaadiniinta Mareykanka ay damaanad qaadaan qaxootiga imaanaya dalka Maraykanka.

Wasaaradda Arrimaha Dibaddu wali ma aysan soo bandhigin faah-faahin dhameystiran oo ku saabsan barnaamijkan iyo qaabka uu shaqeynayo.

Hase ahaatee, waxaa jira arrimo ay muhiim tahay in dadka doonaya inay ka qaybqaataan barnaamijkan ay aad uga fiirsadaan sida uu inoo sharraxayo Aaden Bataar oo madax ka ah xarunta dibu dajinta iyo adeegga qaxootiga ee Catholic Community Services ee gobolka Utah.

Caasho Ibrahim Aden ayuu ugu warramay khadka taleefanka.

Sidee u shaqeynayaa barnaamijka Welcome Corps ee ay billowday dowladda Mareykanka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00

XS
SM
MD
LG