Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Maxkamadda Sare ee Kenya u wajahi doontaa dacwadaha doorashada?

Maxkamadda Sarre ee Kenya ayaa iyaduna soo saartay habraacyada loo marayo dacwadaha la xirriira wixii muranno ah ee ka dhasha doorashooyinka dalkaasi.

Doorashada oo berri dhaceysa ayaa waxaa ku loolamaya Raila Odinga oo afar jeer oo horey xilkan u tartamay balse aan ku guuleysan iyo madaxweyne-ku-xigeenka William Ruto.

Warbixintaan waxaa Nairobi nooga soo dirtay Wariyaha VOA Intisar Saalax Xuseen.

Sidee Maxkamadda Sare ee Kenya u wajahi doontaa dacwadaha doorashada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:51 0:00

XS
SM
MD
LG