Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee madaxweyne Biden daynta uga cafinayaa ardayda?


Biden
Biden

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa toddobaadkii hore ku dhawaaqay in uu cafin doono amaahda waxbarasho ee lagu leeyahay ardaydii horay deymaha waxbarasho u qaatay.

Waxaa xusid mudan in horay uu madaxweynuhu qorshe kan ka ballaaran uu doonayey inuu deynta waxbarasho kaga daayo malaayiin qof oo qabay deymahaas, hase yeeshee, Maxkamadda Sare ee Maraykanka ayaa arrintaas horjoogsatay.

Talaabadana cusub ayaa ah mid uu sharci ahaan hirgalin karo.

Haddaba faahfaahinta tallaaabadan iyo dadka kala duwan ee ka faa’iideysan kara ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka wareystay Dr. Xareed Maax oo ka hawlgala Wasaaradda Dhaqaalaha ee gobolka Minnesota.

Sidee madaxweyne Biden daynta uga cafinayaa ardayda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG