Garoowe —
Isimada Khaatumo, oo dhowaan kulan ay ku yeeshay magaalada Laascaanood, ayaa soo saaray go’aan ay ku diideen inay matalaad ku yeeshaan maamulka Puntland oo ku howlan soo xulista xildhibanada.
Deeganada Khaatumo ayaa baarlamanka Puntland ku leh 17 xubnood. Hadaba saameyn intee la eg ayey arrintani ku yeelatey Puntland?
Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ku eegaya.
Madal