Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee dagaalka Gaza u bedelay aragtida siyaasadeed ee Muslimiinta Mareykanka?


Dagaalka Gaza ayaa ruxaya Muslimiinta Maraykanka daacadnimadooda siyaasadeed ka hor doorashada madaxtinimada Maraykanka ee bisha November.

Iyaga oo ka xumaaday is-garab-taagga Madaxweyne Joe Biden ee Israa'iil, Muslimiin badan oo dimoqraaddi ah oo mar hore taageerayay ayaa hadda wacad ku maray inay ka laabanayaan ansixintooda xisbiga.

Warbixin dheer oo uu arrintani ka qoray Masood Fariva waxaa inoo soo koobeysa Caasha Ibraahim Aden.

Sidee dagaalka Gaza u bedelay aragtida siyaasadeed ee Muslimiinta Mareykanka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG