Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Biden iyo Trump u kasbanayaan cod-bixiyeyaasha haweenka ah?


Cod-bixiyayaasha haweenka ayaa ah in ka badan kala bar tirada cod-bixiyayaasha Maraykanka.

Weriyaha VOA Scott Stearns ayaa warbixintan ka diyaariyay waxa ay sameynayaan musharraxiinta madaxweyne ee Joe Biden iyo Donald Trump si ay ugu guuleystaan codadka haweenka.

Xuseen Barre ayaa faahfaahinta inoo haya.

Sidee Biden iyo Trump u kasbanayaan cod-bixiyeyaasha haweenka ah?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG