Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sicir-bararka ka jira dalka Kenya oo kasii daraya


Kenya Shilling
Kenya Shilling

Dalka Kenya, waxaa mar kale koror xoogan uu ku yimi qiimaha shidalka dalkaasi, xilli sidoo kale ay jiraan sare u kac laga dareemay qaybaha kale ee maciishadda.

Arrintan ayaakeentay inay walaac ka muujiyaan qaar ka mid ah bulshada dalkaas.

Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayaa la xiriiray qaar ka mid ah bulshada ay saamaysay iyo waliba kuwa u dhuun daloola, wuxuuna soo Nairobi kasoo diray warbixintan.

Sicir-bararka ka jira dalka Kenya oo kasii daraya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG