Jigjiga —
Dalal badan oo caalamka ah oo ay ku jiraan kuwa gobolka Geeska Afrika ayaa la tacaalaya sicir-barar baahsan oo taabtay qaybaha kala duwan ee nolosha bulshada.
Meelaha sida weyn looga dareemay waxaa ka mida magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida. Weriyaha VOA ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa ayaa la sheekaystay qaar ka mida dadka ku ganacsada waddooyinka hareerahooda.
Madal