War Deg-Deg ah

Shirkadda Faras oo adeegyo cusub kusoo bandhigtay Nairobi

Faras
Faras

Waxaa sii kordhaya ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ka hirgalinaya gaadiidka dadweynaha ee ay dadku sida fudud uga wacan karaan taleefonadooda iyagoo isticmaalaya Internet-ka.

Ganacsatada shirkadda FARAS oo la mid ah sida shirkadda Uber-ka ayaa kusoo bandhigay magaalada Nairobi gaadiid casri ah oo ay ugu talagaleen inay raaci karaan ganacsatada iyo mas’uulyiinta magaaladaas ku nool.

Maxamuud Jimcaale oo ah guddoomiyaha shirkadda FARAS ayaa adeegan ay soo kordhiyeen uga warramay Khadar Maxamuud Xareed.

Shirkadda Faras oo adeegyo cusub kusoo bandhigtay Nairobi

No media source currently available

XS
SM
MD
LG