Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkadaha dhismaha ee Maraykanka oo u baahan nus milyan shaqaale ah


Shirkadaha dhismaha ee Maraykanka ayaa sheegaya inay sannadkan u baahan yihiin, illaa nus malyan shaqaale ah, si loo daboolo baahida suuqa ka jirta.

Ururada aan macaash-doonka ahayn ayaa ku doodaya in muhaajiriintii xad-dhaafka ahayd ee dhowaan Maraykanka timi, qaar badan oo ka mid ahi ay dabooli karaan baahiyaha suuqa ka jira.

Hase ahaatee aad baa arrintaas loogu kala aragti duwan yahay, sida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA Joti Rekhi oo ku sugan New York. Waxaa soo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Shirkadaha dhismaha ee Maraykanka oo u baahan nus milyan shaqaale ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG