Cairo —
Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa Axaddii shalay ka furmay shirweynaha 27-aad ee Qaramada Midoobay ee sanad kasta looga hadlo wax ka qabashada isbedalka cimillada.
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya hoggaamiyaal kala matalaya in ka badan 120 waddan oo dunida ah.
Warbixintaan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Cusman Saxnuni.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available