Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Amniga Munich oo maanta furmay


Magaalada Munich ee dalka Jarmalka waxaa maanta ka furmay shir caalami ah, oo ay ka qeyb galayaan siyaasiyiin, saraakiil ciidan iyo madax ka kala socda dunida.

Ajendayaasha shirkan looga hadlayo waxaa ugu waaweyn dagaallada Ukraine iyo Israel iyo cabsi sii kordheysa oo dalalka xulufada la ah ay ka qabaan sida Mareykanku uga go’antahay inuu difaaco haddi ay garab uga baahdaan.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Shirka Amniga Munich oo maanta furmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG