Nairobi —
Shir looga hadlayo habka tabinta wararka xagjirnimada rabshadaha wata oo ay ka qeyb galayaan wariyayaal ka kala socda waddamada Bariga iyo Geeska Afrika ayaa ka socda bartamaha Kenya.
Weriyaha VOA ee Nairobi Intisaar Salax Xuseen ayaa la hadashay qaar ka mid ah ka qayb galayaasha, warbixintan ayeyna nooga soo dirtay.
Madal