Wajeer —
Magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaa maanta ka furmay shir ay leeyihiin maamullada Gobalka Waqooyi Bari Kenya iyo Lamu oo ah labada gobol ee xuduudda la leh Soomaaliya, xilli ay kordheen weerarada al-Shabaab ee gudaha Kenya.
Barasaabka Wajeer Axmed Cabdullaahi Jiir oo marti galiyay shirkani ayaa sheegay in laga maarmi waayey in dib looga fikiro wadiiqooyinka lagula dagalamayo kooxda Al-Shabaab.
Faahfaahinta shirkan waxaan warkan kasoo diray Maxamed Faarax Shire.
Madal