Washington —
Doorashooyinka Mareykanka ayaa ka mid ah kuwa ugu qaalisan dunida, iyadoo qarashaadka ku baxa ololaha doorashada uu aad uga badan yahay kan lagu bixiyo inta badan dalalka kale ee caalamka.
Sanadkii 2020-kii, doorashadii madaxtinimo iyo tii koongareeska ee ka dhacday Mareykanka ayaa waxaa lagu bixiyay adduun dhan $16.4 bilyan oo dollar, waxayna khubaradu sheegeen in qarashka doorshada ee 2024-ka ay aad uga badan doonto.
Megan Duzor ayaa warbixintan ka diyaarisay, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaana noo haya.
Madal