Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shaqaalaha Shiineeska ee Afrika oo aad hoos ugu dhacay


Tirada shaqaalaha Shiinaha ee guud ahaan Afrika ayaa gaartay heerkii ugu hooseeyay in ka badan toban sano, waxaa sidaas muujisay xog cusub oo ka soo baxday Xafiiska Tirakoobka Qaranka Shiinaha.

Warbixin ay qortay wariyaha VOA-da Kate Bartlet, waxaa inoo faahfaahinya Xuseen Barre.

Shaqaalaha Shiineeska ee Afrika oo aad hoos ugu dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG