Burnsville —
Shan gabdhood oo Soomaali ah oo habeenki Jimcaha ku dhintay shil baabuur kaddib marki uu ku dhacay gaari ku socday xawaare saai’d ah oo ay boolisku eryanayeen, ayaa shalay gelinkii danbe lagu aasay qabuuraha muslimiinta ee magaalada Burnsville ee gobolka Minnesota.
Wariyaha VOA-da Maxmuud Mascadde, oo aaska ka qeybgalay aaska, warbixintan ayuuna noo soo diray.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal