Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka Israa'iil oo Netanyahu ka dalbaday inuu aqbalo xabad-joojinta


People protest against Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu's government and call for the release of hostages held in the Gaza Strip by the Hamas militant group in Tel Aviv, Israel, May 4, 2024.
People protest against Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu's government and call for the release of hostages held in the Gaza Strip by the Hamas militant group in Tel Aviv, Israel, May 4, 2024.

Kumanaan qof oo Israaiiliyiin ah ayaa Sabtidii sameeyey isu soo bax ay Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu kaga dalbanayaan inuu aqbalo heshiiska xabad joojinta ah ee Kooxda Xamaas, kaasi oo suurtogalinaya in inta ka harsan la haystayaasha Israailiyiinta dib loo arko laga keeno Qasa, islamarkaana hoygooda dib loogu soo celiyo.

Warbixin ay arintan ka qortay wakaalada wararka ee Reuters waxa inoo soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.

Dibadbaxyada Israa'iil
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG