Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka Canada oo ka cabanaya sicir-barar daran


Dadka u dhashay Canadian ayaa ka cabanaya sicir-barar lasoo gudboonaaday labadii sano ee lasoo dhaafay, waxaana ka mid ah dadka uu saameeyay Muslimiinta oo ay Soomaalida ku jirto oo xilligan gudanaya waajibaadka bisha barakeysan ee Ramadan.

Wariyaha VOA-da Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto kasoo diray.

Shacabka Canada oo ka cabanaya sicir-barar daran
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00

XS
SM
MD
LG