Sawirro: Qalalaasaha Masar
5
Xubno ka tirsan Akhwaanul Muslimiin iyo taageerayaasha Morsi oo saaran buundo xilli ay dibadbax ka dhigayeen fagaaraha Rabaa Adawiya ee Qaahira, July 26, 2013.
6
Taageerayaasha Morsi oo ku dibaxbaxay bannaanka hore ee safaaradda Masar ay ku leedahay Kuala Lumpur, Malaysia, July 26, 2013.
7
Xubin ka tirsan Akhwaanul-Muslimiin oo ku sugan fagaaraha Rabaa Adawiya ee Qaahira, July 26, 2013.
8