Sawirro: Nin hubeysan ayaa weeraray oo toogasho ku dilay 20 caruur iskuul iyo 6 qof oo kale Iskuul ku yaala Newtown ee gobolka Connecticut.
Sawirro: Weerarkii lagu Qaaday Iskuulka Sandy Hook.
1
Qaar ka tirsan qoysaska ku waayay caruurta toogashadii ka dhacday Iskuulka Sandy Hook ee gobolka Connecticut oo ku baroor-diiqaya meel u dhow iskuulkaasi.
2
Ehelada caruuta oo taagan bannaanka hore ee iskuulka ay toogashadu ka dhacday. REUTERS/Michelle McLoughlin
3
Booliska gobolka oo caruurta ka saaraya Iskuulka markii ay toogashadu dhacday
4
Waalidiin caruurtooda ka qaadanaya iskuulka Sandy Hook