Madaxweynihii Venezuela hugo Chavez ayaa geeriyooday kadib markii uu in muddo ah la ildarnaa cudurka kansarka.
Sawirro: Hugo Chaves

1
Hugo Chavez iyo laba gabdhood oo u dhalay oo ku sugnaa caasimadda Cuba Havana, February 14, 2013.

2
Hugo Chavez oo ka hadlayay aqalka madaxtooyada Caracas, Feburary 4, 1998 intii lagu jiray dabaaldegyo loo sameynayay afganbigii Venezuela ee 1992.

3
Chavez oo u gacan haatinayay taageerayaal kadib markii uu ku dhawaaqay inu yahay musharrax madaxweyne bishii July 29, 1997.

4
Madaxweyne Barack Obama oo gacan qaadaya Hugo Chavez kahor intaan la furin shirkii 5aad ee dalalka Americas, April 17, 2009.