Barack Obama ayaa ka guuleystay musharraxa Jamhuriga ee Mitt Romney, waxaana mar labaad loo doortay xilka madaxtinimada Maraykanka.
Sawirro: Doorashada Maraykanka ee Obama uu ku guuleystay.
5
Musharraxa Mitt Romney oo u gacan haatinaya taageerayaashii kahor intii uusan jeedin khudbadii u ku aqbalay in laga adkaaday, November 7, 2012, in Boston, Massachusetts.
6
Mitt Romney xaaskiisa, Ann oo fagaaraha la taagan kuxigeenkiisa Paul Ryan iyo xaaskiisa Janna, November 7, 2012, in Boston, Massachusetts.
7
Taageerayaasha Barack Obama oo u damaashaada guusha Obama iyagoo ku sugan Chicago, November 6, 2012.
8
Taageerayaahsa Barack Obama ee Tucson, Arizona, Tuesday, Nov. 6, 2012.